QAYBAHA
  Bogga hore
  Waa Maxay Rihm
  Ujeedo
  Waxqabadka Urrurka
  Sawirada
  Maxaad ku Darsan kartaa
  Nala soo xariir
   
sawirada cii
 

 
 



Walaal maxaad u qaban kartaa Shacabka soomaaliyeed ee dhibaataysan oo sugaya Alaah iyo walaalaha soomaaliyeed ......

Ma doonaysaa in aad ifka iyo aakhriba liibaanto ?

Ma doonaysaa in ILLAHAY ku siiyo ajar fara badan ?

Ma doonaysaa in ILLAHAY guri kaaga dhiso Jannada ?

Ma doonaysaa in ILLAHAY Kaa xijaabo Dhibaatooyinka ?

Hadii jawaabtaadu "HAA" Tahay Fadlan ka qeeyb Qaado Mashruucyadaan ...

  1. Kafaala qaat qooysas agoon ah 1-Qoys  ilaa intaad awoodo.
  2. wax u qabo dadka waalan .
  3. Wax siinta indhoola yaasha.
  4. Dadka Curyaamiinta.
  5. Qeybinta lacago Kaash ah.
  6. Marasheeynta Shacabka soomaaliyeed.
  7. Afurinta Dadka sooman.
  8. waxbarista Dadka Faqiiriinta ah.
  9. Waxbarista Dadka Xamaaliyaasha ah.
  10. qeeybinta Zakada, Fidrada, Udxiyada,
  11. Ka qeyb qadashada Bacaha Roobka iyo Qoraxda laga galo.

walaal waxaad nagala soo xiriiri kartaa Cinwaankan si aad uga faa'ideysato Fursadahaan anagoo ka rajeeneyno laah inuu nooguu abaal mariyo janadiisa maanta maalin aan uga baahi badannahay. 

rihimorg@hotmail.com



 
 
      Rihim.org © 2008
    All rights reserved