|
Waa tan wax
qabadkii Ururka Rihim ay u istaageen ka qeyb qaadashada
taakuleynta Dadka tabaaleeysan ee ku barakacay duuleedka
Magaalada Muqdisho.
Taa oo ay u qeybiyeen Dhar
oo ay iska soo aruuriyeen Gabdho iyo Wiilal Soomaaliyeed
oo ku nool Dalka Mareykanka Gaar ahaan Goboalada Ohio,
Virginia iyo Texas.
Muwaadiniintaas Soomaaliyeed ayaa waxaa ay u soo
wakiisheen Gabdha lagu magacaabo Amina Adem.
Halkaan ka daawo Sawirada
Sidii ay wax u dheceen ama loo qeybiyay Kaalmadii ay soo
direen Muwaadiniintaas iyo Dadkii Masaakiinta ahaa ee ka
faaiideestay.






























S























Intaas waxaa ay ahaayeen
intii aynu gaarsiinay Dadkii tabaaleesnaa balse waxaa ka
badan kuwa wali u baahan kalameynta nuucyadeeda kala
duwan waxeeyna ugu baaqeen walaalahooda Soomaaliyeed in
ay la soo tacaalaan kaalmooyin kala duwan. intii wa soo
gaarsiisayna waxeey Eebe ugu baryeen in Maalinta qiyaamo
uu miisaankooda u saaro. |