....SHIRIB.....

SILATU RIXIM MAAD RABTIIN ...........  WAXAAD KA RAADIHEE RABTAAN.

WABSEET RIHIM WAXOOW RABAA...... IN LOO RAXMADO RAASASKAAN.

Deeq Rashiin oo la gaarsiiyay qaar ka mid ah dadka  ku barakacay Duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan Ceelasha Biyaha.

Deeqdani Raashiinka ayaa waxaa iska soo aruuriyay Gabdho iyo wiilal soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareeykanka gaar ahaan Ohio.

Muwaadiniintaan Soomaaliyeed ayaa waxay usoo wakiisheen Gabadha soomaaliyeed ee lagu magacaabo Aamino Aadam.

Raashiinkaan ayaa waxaa loo qeeybiyay qoosas gaaraya 200 Qoys.

wuxuu ka koobnaa Bur , Saliid , Galley oo loo siinaayay qoys waliba inta loo qosheeayay.

 

waxaana fuliyay howshaas Qaar ka mid Ururka Rihim Organization.

 

....SHIRIB.....

SILATU RIXIM MAAD RABTIIN .....WAXAAD KA RAADIHEE RABTAAN.

WABSEET RIHIM WAXOOW RABAA......

                                                                         IN LOO RAXMADO RAASASKAAN.