....SHIRIB.....

SILATU RIXIM MAAD RABTIIN ...........  WAXAAD KA RAADIHEE RABTAAN.

WABSEET RIHIM WAXOOW RABAA...... IN LOO RAXMADO RAASASKAAN.

Mashruucaan Afurinta ah ayaa waxaa  u istaagay in ay taaba galiyaan inta lagu guda jira Bisha Ramadaan ee Barakeeysan Gabdho Soomaaliyeed ee ku nool Dalaka Mareekanka Gaar ahaan Ohio.

Dadka ka Faadieeystay Ayaa waxay gaarayaan 350 Ruux oo isugu jira Rag iyo Dumar.

Waxaa lagu qeeybinayay laba kaam oo ka mid ah kaamamka ay adageganyihiin dadka Barkacayasha ha ee soomaaliyeed.

Rashiinka lasiinayay ayaa wuxuu ka koobnaa Bariis bisil iyo Hilib Cabitaan Timir.

Mashruucan Fulintiisa ayaa waxaa loosoo wakiishay Ururka Rihim.

 

rihimorg@hotmail.com

 

 

.