....SHIRIB.....

SILATU RIXIM MAAD RABTIIN ...........  WAXAAD KA RAADIHEE RABTAAN.

WABSEET RIHIM WAXOOW RABAA...... IN LOO RAXMADO RAASASKAAN.

Masafadaan oo aan kasoo xiganay Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle ayaa u dhaceeysay sidan asaga oo ka warbixyay Munaasabada uu ka tiriyay Sh.Axmed Wacdiyoow Waatan Masafada :

  1. Shanta Dareen Hadaan lagaa dagin.

  2. Lama Damoota na eey dam kaa dhihin.

  3. Lama Dareetanaan Daar lagaa galin.

  4. Dagaayga weeyna aan Dabeelu kaa marin.

  5. Maha Digootanaan Daar lagaa galin.

  6. Daamankaagu Daanga shiidaan.

  7. Laba daabana kuu dareeraan.

  8. Dakarkanoowsan dikaanka ka dhigin.

  9. Admaa Dareen qaba xaad ladeersee.

Abwaanka ayaa waxa uu noo sheegay in sheekh Axmed wacdiyoow uu arakay Wiil dhalinyara ah , oo gacan hoorsanya .

markaasuu ku ka tiriyay masafadaan , marka waxaa xusid mudan in kaalmadu mudanyihiin in alaal intii alle uu ku imtixaanay dhusqaanta lixda lexaad.

rihimorg@hotmail.com

 

 

.