|
....SHIRIB.....
SILATU RIXIM MAAD RABTIIN
........... WAXAAD KA RAADIHEE RABTAAN.
WABSEET RIHIM WAXOOW RABAA...... IN LOO RAXMADO
RAASASKAAN. |
Deeqdaan
lacag qeeybinta ah ayaa waxay timid ka dib markii ay
urur Rihim ay u kuur gashay in ay wax ka ogaato nolosha
barkacayaasha ku barakacay waqooyiga magaalada Muqdisho
gaar ahaan deegaanka Galgalto.

mar
aan booqanay goobaha ay ku sugan yihiin barakacayashaas
yaa waxay noo sheegeen in ay ku sugan yihiin xaalda adag
, kadib ururka Rihim wuxuu u bandhigay muwaadiniinta
soomaaliyeed ee ku nool dlak dibadiisa.

baaqaas ayaa waxaa ka soo jawaabay qaar ka mid ah
gabdhaha soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka
mareekenka.

lacag
ay gaarsiiyeen Ururka Rihim barakacayaashaan ayaa way
gaareeysay $1,050 (Hal kun iyo kontan Doolarka
Mareekanka ah),lacgataan oo loo badalay lacagta Shilin
soomaaliga ah ayaa loo qeeybi qooysas gaarayo ilaa boqol
qoos ah kuwaa oo ah dadkii mudnaa in la kaalmeeyo.

Hadaba
lacagtani waxaa iska soo uruuriyay Gabdhaha soomaaliyeed
ee ku nool Dalka mareekanka islamarkaan ah Aasasayaasha
Ururka Rihim.

Dadkani ayaa xilligii loo qeeybinayay Deeqadani lacagaha
Kaashaka ah ayaa ka mahad celiyay ayagoona ku baaqay in
sidan si la mid ah loosoo xusuusto ayagoona sheegay
xilligaan ineey heeysato duruuf adag ayna u baahan
yihiin BAcaha Roobka laga galo iyo arag bax.

ma
ahan marka ugu horeeysay ay deeq qeeybiyaan ururka Rihim
waxaa lagu xasuusan karaa in ay ka qeeybisay duleedka
magaalada Muqdisho gaar ahaan ceelasha Biyaha Deeqyo
Kala Duaban Sida :

-
Bacaha Roobka Laga hoos galo.
-
Raashiin Ceeyriin ah.
-
Afurin Dadka Sooman.
-
DHar labis ah ( Dumar ,Caruur , rag , Buustooyin )
-
Zako qeeybin.
-
Zakaatul Fidri.
-
Hilibka Udxiyada ee ciidul Adxaa.






hadab
cid alaala cidii dooneeysa wax u qabadka agoonta iyo
dadka dhibaateeysan waxaay nagala soo xiriirkaraan
dhamaan cinwaanada ururka gudhaha Dalka iyo debada ama
cinwaanka
rihimorg@hotmail.com www.rihim.org.
rihimorg@hotmail.com
.
|