QAYBAHA
  Bogga hore
  Waa Maxay Rihm
  Ujeedo
  Waxqabadka Urrurka
  Sawirada
  Maxaad ku Darsan kartaa
  Nala soo xariir
   
sawirada cii
 

 
   

Ciidul-adxaa

Ururka Rihim Ee Soomaaliyeed oo ka mid ah Ururadda u taagan Taakuleynta Shacabka Dhibaateeysan aya uu qeybiyay Geel iyo 5 Neef Ari oo Udxiyo ah (SAWIRO).



Neefkan Geela iyo Shanta Neef oo Ariga Udxiyada ah ayaa waxaa iska soo aruuriyay Gabdho Soomaaliyeed ee kamid Ururka Rihim.org.



Gabdhaas oo ku kala nool Dalalka Mareekanka Gaar ahaan Verginia  iyo Canada, halka ay iska soo aruuriyeen Qarashaka lagu iibiyay Geela gabdho soo maaliyeed eek u dhool Virginia , Shanta neef oo ariga waxaa soo diray lacagihiisa gabdho ku kala nool Canada & mareekanka gaar Verginia.



Hilibkan Udxiyada qeybintiisa ayaa waxa uu ka mid yahay Mashruucyada loo aasaasay .



Ururkan Rihim, Sidoo kale Howshani ayaa waxaa fuliyeen qaar ka mid ah ururka rihim oo ku sugan gudaha dalka soomaaliya.

Qeybinta Hilibkan Udxiyada yaa waxaa ka faaidaystay qaar ka mid ah barakacayaasha Soomaaliyeed eek u dhool Duleedka magaalada muqdisho.



Dadkani ayaa ka codsaday in sidaanoo kale loo caawino mar waliba kaliya eeysan ku ekaanin munasabaadka oo kaliya , ayaga oo ka u mahadceliyay alaah kadib walaalha Ururka Rihim ee Soomaaliyeed

 



     Rihim.org © 2008
    All rights reserved