QAYBAHA
  Bogga hore
  Waa Maxay Rihm
  Ujeedo
  Waxqabadka Urrurka
  Sawirada
  Maxaad ku Darsan kartaa
  Nala soo xariir
   
sawirada cii
 

 
     



 

Wax qabadka Ururka Rihim :

Ururka Waxa uu utaagan yahay wax u qabashadda guud ahaan Dadka Dhibaateeysan ee ku sugan Gudaha Dalka Soomaaliya Sida Qeeybinta Deeqaha Noocyadeedda kala Duban :

1. Qeeybinta Dharka oo isugu jira : -
a. Labiska Ragga
b. Labiska Dumarka
c. Labiska Caruurta Wiilal iyo Gabdho
d. Bustooyin
e. Firaashyadda Lagu seexdo
2. Qeeybinta Bacaha Roobka laga Galo
3. Qeeybinta Raashiinka Noocyadiisa kala Duban Sida :-
a. Bur
b. Bariis
c. Saliid
d. Galley
4. Afurinta Dadka Sooman oo lagu afurinaayo aashiin Bisil sida :-
a. Timir
b. Cabitaan Qaboob ah
c. Bariis iyo Hilib Biseyl ah
5. Qeeybinta Lacago Kaash ah
6. Qeeybinta Zakaatul maal iyo Zakaatul Fidriga
7. Qeeybinta Hilibka Udxiyadda

 

     Rihim.org © 2008
    All rights reserved